Daawo Sawirada: Hormuud Telecom oo sanadkii 2aad qaaday imtixaanka deeqda waxbarasho.

Waxaa maanta 400 oo arday oo kasoo baxay dugsiyada sare u fariisteen imtixaan deeqda waxbarasho ee ee bixiso shirkada isgaarsiinta Hormuud Telecom, kuwaas oo buuxiyay shuruudaha ka qeyb galka. Ardaydan ayaana laga doonayaa 30ka Qof ee kaalmaha hore ka gala Imtixankaan Iyaga oo Dalbanaya jamacad kasta oo ay donayaan oo ku taala gudaha dalka qarashaadka … Continue reading Daawo Sawirada: Hormuud Telecom oo sanadkii 2aad qaaday imtixaanka deeqda waxbarasho.